Ganacsatada iibisa Maro Kaneecada Oo Ka Waramay sida wax looga iibsado xiligaan.

0
362

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka lagu guda jira sedaxada bilood ee xiliga roobka waxey bulshad inta badan isticmaalaan sinsiyeeriga kaasi oo ay gabaad kaga dhigtaan kaneecada iyo dhaxanta roobka iyo Cayayaano kale, waxeyna si joogta u iibsadaan mara kaneecada .

Maxamed Shariif Aadan oo ka m id ah dhalinyarada Baydhabo ku iibiya  ku Mara kaneecada ahana sharqaanle tola Sansayeeriga oo raadiyow arlaadi wareysi siinayay ayaa  waxaa uu faafaahin ka bixiyey sida ay u iibiyaan Marakaneecada iyo isbedelada ay ka dareemayaan suuqa xiligaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here