Bulshada Ku nool Degmada Waajid Oo hirgeliyey iskuul Carruurta Danyerta wax lagu Baro.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dugsiga Hoose ee Towfiig waxaa uu ka mid yahay iskuulada Degmada Waajid ee Gobalka Bakool Waa Mid wax lagu baro Carruurta Barakacyaasha.

iskuul ahaan uma dhameystiran aqabkii looga bahanaa iskuul Aradayda waxay fadhistaan dhulka, ma heystaan buugaagta nocyaadooda kala duwan, Mamulka iskuulka Waxay jeebkooda ka bixiyaan mararka qaar Waxyaabaha aan laga marmin ee loo baahan yahay sida uu sheegay Maamulaha Iskuulka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here