Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka ee Dowlad Gobaleedka koonfur galbeed soomaliya Aadan maxamed cusmaan Geraad ayaa ka Hadlay arimo badan oo ku saabsan dastuurka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya iyo guud ahaanba dastuurka dalka.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir