Maaamulka Iskuulka Kaafiye Ee Magaalada Baydhabo oo Shahadooyin Gudoonsiyey Ardeydii Kaalimaha hore ka galey Imtixaanka Dowladda.

0
338

Munasabaada Dheeraqilinta,Gadoonsinta shahada Aradeyda iyo Iskuulka oo arday kaso socdaa oo kaalinta 1aad u galay ardayda fasalada 8aad ee Degaanada Dowlada Gobolledka koonfur Galbeed Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka 19/20 ayaa ka dhacaday iskuulka Kaafiye Integrated Acedamy Magalada Baydhabo Waxana Goobjoog ka ahayeyn Waliin,ardayd,mamulka waxbarshada Degmada Baydhabo iyo kan Gobolka Bay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Mukhtaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here