Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Bulshada Uga Digtay Isticmaalka Daawo aan Dhaqtar Soo qorin.

0
371

Taan iyo Burburkii Dowladii Dhexe ee Dalka  waxaa soo badanaayey isbitaalada  gaarka ah loo leeyahay waxaa kaloo barbar socdey kuwo kale oo lagu iibiyo daawooyinka kala duwan.  Sida sharciga ah oo ay qabaan xaruumaha caafimaadka qofka laga iibinaayo waxaa laga rabaa in uu wadto warqad caafimaad si loo ogaado ama loo ilaaliyo qofka iibsanaayo caafimaadkiisa. waxaa jira dad badan oo siyaabooyin u isticmalaan daawooyinka kala duwan oo aan xaruumaha caafimaad loogu soo qorin.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here