kulan looga hadlaayay dhibaatooyinka ka dhasha Masiibooyinka Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Gargaarka mareynta iyo masiibooyinka dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa Magaalada Baydhabo waxey ka dahfurtey kulan looga hadlaayey sidii looga hortagi lahaa iyo sidii loo yareyn lahaa masiibooyinka ku soo noqnoqdeen degaanada koonfur galbeed soomaaliya.

Kulankani ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada gargaarka iyo mareynta masiibooyinka CabdiNaasir Cabdi Caruush, kuxigeenkiisa mudane Cabduqaadir shaeekh Cali Barako, qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha koonfur galbeed, ururada haweenka Degmada Baydhabo iyo ururada bulshada ra`idka.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here