Goobaha Waxbarashada Ee Magaalada Baydhabo Oo Laga Dareemayo Korarka Gabdhaha Waxbaranaya.

0
352

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Caqabado kala duwan ayaa gabdhaha Soomaliyeed ka hor-istaaga inay waxbarashada u helaan si la mid ah tan wiilasha, isla markaasna ay meel fiican ka gaaraan waxbarashadooda, waxaa jira arrimo qeyb ka ah inaan gabadha iyo wiilka waalidiinta qaarkood u simin waxbarashada, waxaana ka mida h saboolnimada, gabdhaha oo lagula degdego guurka iyo dhaqanka Soomaalida oo aan dhiirrigelin waxbarashada gabdhaha kaasoo u diidaya inay si siman wax ubartaan wiilka iyo gabadhaba.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here