Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Qiimaha Dahabka Kor U Kacay Covid 19 Awgii.

0
955

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nocyada uu ka kooban yahay dahabka sida faraantiyada, katiinadaha iyo jijimaha ee la xirto ayaa inta badan wuxuu ka yimaadaa wadamo kal duwan sida Iskutaga Imaaraadka ee Dubay sacuudi Carabiyo iyo jabuuti.

ka Ganacasiga dahabka ee suuqyada Baydhabo waxaa ay fursad shaqo u noqatay dad  fara badan oo ay noloshooda ay ku tiirsan tahay, ayaqoon ay ku maareyaan dahabka noloshooda iyo tan qoyskooda.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here