Maxaa Keena Cudurka Sokorta ama Macaanka?

0
475

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dr Aadan maxamed nuur Dr samaan oo ka mid ah dhaqaatiirta soomaliyeed kana howla gala magaalada Baydhabo ayaa xili uu raadiyow arlaadi wareysi siinaayay waxaa uu ka warbixiyay cudurka sokorta waxyaabaha keena iyo siyaabaha lagu daaweeya cudurkaasi, iyadoo guud ahaanba daafaha Caalamaka dadka qaba cudurka sokorta yihin kuwa sii badanaya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here