Warbixin Hobal Fanka Caan Ku ahaa Oo Magaalada Baydhabo Uga Xoogsada Wareejinta Ookiyaaliyasha.

0
350

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Muxsim Qaasim Qaalib Jakaoole Waa Abwaan Ahna Fanaan Qaada Heesa Afka Maayga ah, Waxaa uu si weyn looga yagaanaa Dalka gaar ahaan gobolada koonfureed.

Fanaanka Xiligan ma ahan mid ku dhax jira Masraxyada heesaha xiligaan in kastoo aan si toos ah uga bixin Balse Waxaa uu nolashiisa ku msareyaa iibinta Okiyaalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here