Maamulka Iskuulka Agoonta Ee Anas Binu Maalik oo Dalbaday in Laga garab siiyo Waxbarashada Carruurta.

0
484

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Markii ay dhacday Dowladii Dhexe Somaaliya,Waxaa Baaba,ay Adeegyadii Aasaasiga Dalka uu Lahaa, Sida Waxbarashada’ Caafimadka, Biyaha Daryeelka Nolosha, Soomaliya ayaa Lahayd Goobo Waxbarasha Taya leh Ubadka Somaliyeed Si bilaash ah Ku Heli jireen, Iyo Xarumo Lagu Xanaaneeyo Caruurta Agoonta ah oo Gobolada Dalka Meela badan ay Ka jireen kuwaasi oo ay ka Heli Jireen Waxwalba ay Kaheli Lahaayeen Waalidkooda.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here