Xarunta Lagu iibiyo dharka Ciyaaraha Ee A2Z Oo Fursad Dhaqaale Ka Abuuraya Koox Ciyaareedka ka dhisan Gobolka Baay.

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)-A2Z xarunteeda Magaalada Baydhabo waxey si aad ah ay u xaqabtirtey baahidii loo qabey qalabka isboortiska ee kala duwan tan ilaa iyo markii laga hirgaliyey Magaalada Baydhabo waxey soo dhameystirtey dhamaan qalabka isboortis ee loo isticmaalo kubada cagta iyo kubada gacanta.

kooxaha yar yare ee ka dhisan xaafadaha Magalaada Baydhabo iska daaye kuwa heerka kowaad ayaa ku adkaa in ay helaan qalab isboortis oo dhameystiran blase taasi hada waa laga gubay waxay dhalinyarada ay heleen waxyaabihii ay magaalada Muqdisho u dirsan jireen.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here