Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Manhajka Dugsiga Sare Ee Laga Bilaabay Iskuulada.

0
383

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Warqad ka soo baxday Xafiiska sii hayaha Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Soomaaliya Abdullahi Goodax Bare 16kii juun ee sanadkii 2019 ayaa lagu amray in bahda waxbarashada dalka qaataan Manhajka Cusub ee Dowlada ay soo diyaarisay.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here