Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Waxaa uu Madaxtooyada Maamulka ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Culimada Koonfuur Galbeed oo kala Hadlay sidii ay Gacan uga geysan lahaayeen Doorkooda ku aadan Hormarka iyo Xasiloonida Degaanada.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar