Iskuulada Baydhabo Oo Laga Bilaabay Dhigista Buugaagta Manhajyada Cusub ay Dowlada Soomaaliya Soo saartay.

0
417

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Waxbarashada Dalka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in guud ahaan la bedelay Manhajyadii hore ee ardeyda la baraayay, iyadoona sanadkii hore la bedelay kuwii Dugsiga Hoose iyo Dhaxe, waxaana hada lagu soo daray Dugsiga Sare taasi oo guud ahaanba ka dhigeysa in la wada bedelay manhajada aan mideysaneyn ee lagu dhigi jiray iskuulada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here