Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si loo yareeyo Loona Maareyo Dhibaatoyinka ay soo wajahaan bulshada Degaanada Koonfur Galbeed ayaa Wasaarada Maareynta iyo Masiiboyinka Dowlada Federaalka Somaaliya Qalabka ay ku wareejisay wasarada Gargaarka Dowlada Gobolledka Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar