Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay xog ururin ku saabsan heerka nafaqa darada dalka.

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur oo shir jaraa`id ku qabatey xafiiskeeda ayaa waxey kaga hadashay shaacinta natiijada sahanka xogta nafaqada soomaaliya iyadoo la kaashaneyso hay`ada UNICEF iyo kuwo kale.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here