Wefdi Ka Socda Dowlada Somalia Oo Uu Madaxweynaha KGS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay

0
256

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka maareynta iyo musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya Xamse Siciid Xamse waxaana socdaalkiisa ku wehlinayey xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wasiir Xamse iyo wafdigiisa kala hadlay xaaladda dalku uu hadda ku jiro, waxaana si  gaar ah ay kaga hadleen arrimaha fatahaadaha ee ka jira gobolka Shabellaha Hoose iyo sidii wax looga qaban lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here