Bulshda Kunool Degmada Xudur Oo Dowlada Ka Dalbadey In Wax Laga Qabto Xaalada Biyo Yeri Ee Deegaanka.

0
280

Dhibaatada Biya Yari Ee Ka jirta Degmada Xudur ayaa waxa ay ahayd mid Mudo dheer soo jirtay, Islamarakaana Shacabka Ku Nool Degamadaas dhibaata ku qabeen Helitaanka Biyo Nadiif ah oo Ku Fulin, Waxay Biyaha Ka dhaansadaan Waraha Ku Yaala Dgemadaas ayagoo dhibaata fara badan kala kulmaan, Maadama Masaafa dheer laga soo dhaamiya biyaha.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Warcade.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here