Kulan Ku Saabsan Dabagalka Baaqa Xaqdhowrka Gabdhaha Wariyaasha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
386

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka Baay ayaa lagu qabtay siminaar looga hadlaayey xaq dhorwrka gabdhaha ku jira saxaafada waxaaan siminaarkaan soo qaban qaabiyey Ururka Saxafiyiinta Hawenka Soomaaliyed ee SWJO,  waxaana ka soo qeyb galay wasiirka wasarada warfaafinta dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaliya, wasiirka wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska iyo Agaasimiyaasha idaacadaha.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here