Maamulka Degmada Baydhabo Oo Qalab Loo Isticmaalo Wadooyinka Ku Wareejiyay Taliska Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo.

0
391

Agabyadaan Lagu Wareejiyay Talsika Ciidanka Booliska Baydhabo Ayaa ahaa Calaamadaha Loogu Talagalay In La dhigo Wadooyinka Magaalada, Si ay Qeyb Uga Nodaan Yarenta Shilaalka Gawaarida Iyo Dadka Iyo Sugida Amniga.
Goobta Lagu Warejiyanay Agabgaan waxaa goobjoog ahaa Taliyaha Saldhiga Degamada Baydhabo Gaanshaanle Ibraahmi Dugudow, Wuxuu Halkaas Ka sheegay In Calaamdahaan Booliska Lasoo gaarsiyay ay weyn ka tari doonaan Hanaanka Marida Wadoooyinka Magaalada Isagoo U Mahadceliyay Maamulka Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Warcade.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here