Gudoonka Dhalinyarada Degmada Baydhabo Oo Ku Baaqay In Dhalinyarada La siiyo Fursado Waxbarasho Oo Bilaash ah.

0
320

Baydhabo(Radio Arlaadi)-si ay u helaan fursado aqoontooda kor loogu qadaayo dhalinyarada ku nool gobalada koonfur galbeed gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo ayaa gudoomiyaha maamulka dhalinyarada Degmada Baydhabo Maxamed Aadan Dhagey wuxuu sheegey in loo baahan yahay in dhalinyarada ay helaan fursado waxbarasho oo lacag la`aan ah iyo farsamooyin kale oo xirfadooda kor logu qaado dhalinyarada kale ee u baahan in ay ku shaqeystaan farsamooyinka Gacmaha.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here