Maxkamadda Gobalka Baay oo Xukun Ku Riday Eedeysane Loo heysto Kufsi Gabar 10 Sano Jir Ka yar.

0
396

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xukunkaan Lagu Riday Mahamed Aadan Ali Oo Xeer ilaalinta Gobolka Ku soo Eedeysay Inuu Kufsi U Geystay Gabar Yar Da,deeda Ka yartahay 10 Sano.

Goobta Xukunka Ka dhacaayay Waxaa Goobjoog ahaa Labada Qoys, Wasiirka Wasarada Cadaalada Iyo Garsoorka KG,Wasiirka Haweenka KG iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo, oo dhageysanayay Dooda Maxkamdeynta Kiiska Kufsiga Gabadha Yar La sheegay in Loo Geystay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here