Hooyo Ku Daruufeysan Mid Kamid ah Kaamamka Ku Yaala Baydhabo Oo Dalbatay In Loo Gargaaro.

0
294

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qoyska hooyo aamino aadan nuur cabdulaahi waxey ka kooban yihiin lix caruur ah iyo aabahooda waxeyna ku nool yihiin kaamka Al towxiid ee Magaalada Baydhabo waxeyna ka mid yihiin dadkii ka soo barkacey degaanadaan koonfur galbeed sanado kahor.

Hooyo aamino aadan oo ah qofka kaliya xiligaani u dhaqdhaqaaqda qoyskaani ayaa waxey sheegtey in ay ku nool yihiin nolal aad u adag madaama maanta aysan heysanin lacag ku filan ay ku mareyn karaa nolashooda, waxeyna sheegtey in ay hada u baahan yihiin gar gaar bini`aadinimo si ay uga baxaan dhibaatada ay ku jiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here