Wasaaradda Haweenka KG oo Tababar ku aadan ka Hortagga Xadgudubyada jinsiga ku qabatey Degmada Baraawe

0
531

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Baraawe ee Caasimada koonfur galbeed soomaaliya ayaa lagu qabtey Tababar ku adan ka hortaga xad gudubyada jinsiga. Tabarkaani oo uu socon doona mudo Afar maalin ah ayaa soo qaaban qaabisey wasarada haweenka Arimaha qoyska ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxaan mudada uu socda lagu baran doonaa sidii looga hortagi lahaa xadgudubyada ka dhanka ah haweenka.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here