Dowladda Turkiga Oo Soomaaliya Ka Caawineysa U Diyaar Garoowga Iyo Maareynta Musiibooyinka.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bilowday wada-xaajood ay ku dooneyso in Turkiga ka kaalmeysato dhinaca Maareynta Musiibooyinka.

Kulan dhinaca Aaladda zoom-ka ay ku yeesheen Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo Mas’uuliyiin Turkiga ayaa labada dhinaca waxa ay isku-afgarteen in Soomaaliya laga taageero awoodda dhinaca si odorisadda iyo ka warqabka isbadalka cimilada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here