Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kusimaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir dadaalka ay muujiyeen mudadii yareed tan iyo markii Gobolka Banaadir uu Wasaarada Waxbarashada kala wareegay Maamulida Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade