Haweenka Magaalada Baydhabo oo Deeq lacag loogu Gurmanayo Dadka Fatahaada Gobolka Sh/hoose Saameeyay ku wareejiyay Wasiirka Haweenka KG.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan oo lagu wareejinayay lacag wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xaquuqul insaanka dowalad gabaleedka koonfur galbeed soomaaliya waxa ka soo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka barlamaanka koonfur galbeed somaaliya, lataliyah madaxa weynaha dhanka haweenka madaxada iyo maamulka degmada baydhabo iyo ururada haweenka taase oo ula jeedkeeda aheyd deeg lacageed oo ay isku soo aruuriyeen haweenka koonfur galbeed somaaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here