Munaasabad lagu xusaayay Maalinta Bani,aadannimada Aduunka oo Baydhabo Lagu qabtay

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Bani’aadanimada Aduunka ayaa dunida laga xusaa maanta oo kale sanad walba, waxaa sidoo kale inta badan laga hadlaa dadka ka shaqeeya howlaha Banii’aadanimada iyo dadku ku waxyeeloobay howlahan, waxaa dadka lagu wacyi galiyaa Banii’aadainimada iyo isu gargaaridda. Waxaa sidoo kale warbixino soo diyaariyo xafiiska isku xirka arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ee magaciisa loo soo gaabiyo (UNOCHA).

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here