Taliska Ciidanka Wadooyinka Magaalada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay Shilalkii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhacay Magaalada.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Taliska Nabad galiyada Wadoodinka Gobalka Baay Waxay qaar Ka mid ah Wadooyinka Muhiimka Magalada Baydhabo ku tageeyn Tabeelooyin ay ku qoran yihiin (Ha gudbin Gaariga kaa horeeyo.)

Si ay Wax Badan Dhaqeystiyaasha Idaacada Arlaadi uga ogaadaan Waxaan Booqanay Xafiiska Guud Taraafikada Baydhabo inagoo  kula kulanay taliyaha Nabad galiyada Wadooyinka Gobolka Baay Xidigleh Osmaan Ali Mohamed ayaa Wax Ka weydinay Ujeedada Tabeelooyina Wadada la suray.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here