Magaalada Baydhabo Oo Ku soo Badanaya Suuqyada Casriga ee laga Dukaameysto.

0
315

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Super markedyada ama suuqyada Casriga ah ee ku soo badanayaan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay waa hormarada ganacsi ee ka jira caalamka, iyadoo wax yaabaha xauntaasi laga gadanaayo loo adeegsanaayo mashiino sheegayaan qiimaha la iibinaayo waxaasi.

Super marketyada Magaalada Baydhabo waxaa lagu iibiyaa wax yaabo badan oo shacabka Baydhabo baahiyo badan ay u qabeen iyo wax yaabo kale oo cusub.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here