Sidee Looga Hortagi Karaa Guurka Deg-Degga ah Iyo Xadgudubyada Jinsiga Ee Dhaca?

0
316

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guurka qasabka ah iyo xadgudubka jinsiga waa labo qodob oo si aad ah ay ugu hadleen hay`adaha u dooda xaquuqda aadanaha taasi oo ay ku tilmaameen in ay tahay qof lagu xadgudbey xaquuqdiisa bani`aadinimo.

Boqolaal qoysas ah oo ay bur bureen iyo gabdho da,dooda ay yartahay oo ay noqdeen kuwo garoobyo ah ayaa waxaa lagu tilmaamey in ay u horseedeen waalidiin badan oo carruurtooda markey yar yihiin ay siyaan qof kale.

Warbixintan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here