Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Iswiidhan gaar ahaan magaalada Gootan Baag ayaa deeg lacag ah soo gaarsiiyay dadka fataahaadah ku saameeyay Degmada Afgooye Ee gobalka Sh/hoose.
Deeqdaan lacageed ayaa loogu talagalay in lagu samatibixiyo dadka fatahaadah ku sameyasey dagamada afgooye lacagataan ayaa tirdeeda ay gaareysaa 1,200 doolar.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi