Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay maxaabiis ku xirnayd Tansaaniya

0
474

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Maanta Dalka dib ugu soo celiso17  muwaaddin oo midi ay tahay haween, kuwaas oo u badnaa maxaabiis laga soo daayay xabsiyo kuyaalla Tanzania.

Maamulaha hay’adda IOM u qaabbilsan illaalinta iyo caawimaadda muhaajiriinta, Isaac Munyae ayaa sheegay in ay qorsheynayaan howlo gudaha Dalka Soomaaliya looga fidinayo muhaajiriinta laga soo celiyo xabsiyada Caalamka.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here