Qaar Ka mid ah Dadka Barakacayaasha ah Ee Ku Nool Magaalada Baydhabo Oo Si Iskood U Iibsadeen Dhul ay Deegaansadaan.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa soo badanaayey mudooyinkii la soo dhaafay in kaamamka barkacyaasha ah ee ku yalaan duleedka Magaalada Baydhabo in laga saaro dadka barkacyaasha ah dhuulalkii ay degaansanayeen kadib markii si yaabooyin kala duwan ay horey ugu soo barkaceen degaanadii ay ku nolaayeen.

Dadkaan barkacyaasha ah oo ay horey u degeen dhuulal beera ah iyo dhuulal banaan ayaa mudo kadib dadkii dhulaalkaani ay lahayeen waxey ku amreen in ay ka guraan madaama dadkii ay la hayeen go`aansadeen in ay dib ugu dhigtaan beerahooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here