Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka KG Oo Waxbarasho Siisay Carruur Danyar ah Ee Ku Dhaqan Baydhabo.

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxbarshada Waa Fuuraha Nolasha Aadanaha Qof Walboo Dunidaan Joogana waxaa uu jecelyahay in uu Waxbarto Laakiin Isku mid ma ahaan Heerarka Nolsha Qoysaska Soomaliyeed, Waxaa jira kuwa Waxbasrahada Iska Dhaaf ee Xitaa aan Awoodin inay helaan Cuntada Maalin laha ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here