Dukaamada Lagu iibiyo Buugaagta Waxbarashada Oo Laga Dareemaya Mashquul Xili Ardeyda U Diyaar garobayaan Sanad Dugsiyeedka Cusub.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bilowga Sanad Dugsiyadeedka Cusub si ay ardaydo ula bilaawdaan Casharada Waxaa waajib ku ah in ay soo iibsadaan Buugaag Cusub si ay Casharada uga qortaan. Goobaha Buugagta Lagu Iibiyo ee Baydhabo Waxaa Ka Jira Mashquul oo aad ku arkeysaa ardayda oo iibsanayaan buugagta kala duwaan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here