Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan ay qabatey jaamacada palasma ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulada jaamacadaha, iskuulada Magaalada Baydhabo, aqoonyahno, waalidiin iyo masuuliyiin kale, muhiimada munaasabadaan ayaa waxey aheyd ardey difaacaneysey heerka kowaad ee buugooda.
Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera