Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti Dhiibtay Hoos U dhaca Ku Yimid Kiisaska Cudurka Karona Ee Gudaha Dalka Soomaaliya

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Ayaa Waxa ay Markii Ugu Horeysay Shaacisay Tan Iyo intii Uu Bilowday Cudurka Karona Soomaliya inaan 48saac La diiwaan gelanin Wax Kiisas Korona ah Kadib Baaritaan Lagu Sameeyay in Ku dhow Laba Boqol oo qof ah oo aan Wax Cudur ah aan Laga Helin Guud ahaan Dalka Soomaliya.

Hadaba Maxay Ka dhigantahay Ma in Soomaliya uu Ka dhamaanayaa Cudurka Mise Wali wuu ka jira Waxaan Makaroofanka La dhax qaadnay Qaar kamid ah Shacabka Magalada Baydhabo Sida ay U arkaan Xaalada Cudurka Karona Wadanka Uu Marayo Iyo Waxa Looga Baahanyahay Wali Bulshada inay Sameeyaan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here