Hordhac: PSG Vs Atalanta: PSG

0
305

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankii ugu horeeyay ee Wareega 8 dhamaadka tartanka champions League ayaa dhexmari doona kooxaha Atalanta iyo PSG kulan ka dhici doona garoonka Estadio da Luz.

Kooxda Mujisada yurub ee Atalanta xilli ciyaareedkan ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo markii ugu horaysay taariikhdooda gaadhay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Dhanka kale kooxda PSG oo u hubaysan ku guulaysiga koobka champions League ayaa doonaysa in ay dhaafto kooxda reer Italy iskana xaadiriso Semi-final-ka tartanka champions League.

Kulanka: Atalanta Vs PSG

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Estadio da Luz.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here