Magaalada Baydhabo Oo Lagu Daahfuray Mashruuc Lagu Hormarinayo Nolosha Dadka Danyarta ah Ee Ku Nool Deeganada KG

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wajiga Labaad Mashruuca SOMREP Wax ka qabashada Dhibaatoyinka Beeralayda Degmooyinka Baydhabo iyo afgooye ayaa  skugu imaaday Wasiirka gargarka iyo mareynta Masiibuyinka Koonfur Galbeed,Mamulka Gobolka Bay,kan Degmada Baydhabo,Agaasimaha Xalka waraa iyo Hay adaha.

Mashruuca SOMREP ayaa ah mid Wax looga qabanayo Beeraha,xoolaha,Biyaha iyo lacago deen ah oo la sinayey Beeraleyda iyo xoola dhaqatada Labada Degmadood.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here