Hordhac: Man United Vs Copenhagen

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda Mna United ayaa la ciyaari doonta kooxda Copenhagen kulan ka tirsan 8 Dhamaadka ama Quartert-Final-ka Europa League kulan ka dhici doona garoonka Rheinrgiestadion.

Wareegan ayaan sidii caadiga ahayd loo ciyaari doonin 2 lugood laakiin waa hal kulan oo kaliya iyada oo 2 kooxood ku kala bixi doonaan kulankaas.

Kooxda Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay iska xaadiriyaan wareega Semi-final-ka tartan waliba dhaafto Dhanka kale kooxda Copenhagen ayaa doonaysa in ay ka yaabsato Man United kana reebto tartanka iskana xaadiriso wareega xiga ee tartanka.

Kulanka: Man United Vs Copenhagen

Tartanka: Europa League

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Rheinrgiestadion

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here