Wasaarada Caafimaadka KG Oo ka warbixisay Hanaanka Duulimaadyada ee Caafimaadka dadka ku safreya Garoomada KG.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Furitaanka Dulimaadyada Dibada ee Dalka waxaa Shardi looga Dhigay in Shaqsi walbo oo Ka Baxaayo Ama Soo Galayo Dalka In Laga Rabo Warqad Cadeyneysa in uusan Qabin Cudurka Covid 19, Ujeedada ayaa ah Si looga Hortago Fafitaanka Cudurka.

Magaalada Baydhabo oo Xarunta kumeel gaarka Mamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo Dulimaadyo Dibada aan si Toosa ah Uga Bixin ayaa Wasarada Cafimaadka Waxay Bixisaa Warqadaasi. Dr. Hussein Mohamed Dahir oo Ah Agaasimaha Guud Cafimaadka KGS oo Wareysi Siinayey Idaacad Arlaadi ayaa Sharaxay Hanaanka Badqabka Caafimaad ee Dadka Safreya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here