Masuuliyiin ka tirsan KG oo kormeerey qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Baydhabo oo dib u dhis uu ka socdo.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo Xaruunta Gobalka Baay Waxaa Sanadihii Dambe Ka socday Dib U dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha Sida Wadooyinka Marinka Ganacsiga Iyo Isku Socodka Dadka Iyo Gaadiidka Goobaha Waxbarashada Xarumaha Caafimaadka Iyo Kuwa Kale.

Wadooyinka Hada Dib U dhiska Uu Ku Socda waxaa Kamid ah Wadada DHeer ee aada Suuqa Xoolaha Oo ah Ilaha Dhaqaalaha Waxaa Hada Kormeer Shaqa Indha Indheen Ku tageen Kaasi Oo Hada Kasocda Dhismaha Wajiga Labaad Mas,uuliyiinta Tagtay waxaa Kamid ah Waasiirka Arimaha Gudaha KG Gudoomiyaha Gobolka Bay, Kan Degmada Baydhabo Iyo Gudooiyaasha Xaaafaha Magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here