Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soo kabasho dhanka dhaqaalaha iyo iibinta rashiinka noocyadooda kala duwan ayaa laga dareemoyaa Magaalada Baydhabo xarunta gobalka baay, iyadoo ganacsatada baydhabo ay shegeen in si aad ah u udaremeen sameynta ku yeelatey ganacsigooda iyo dadkii dibada laga soo bilaayey.
Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera