Maamulka Cisbitalka Degmada Xudur Oo Ka Warbixiyay Bukaanada Ugu Badan Oo ay Qabiileen Bilihii La soo dhaafay.

0
407

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cisbitaalka weyn degmada xudur Ee xarunta Gobalka bakool ayss bishii ugu dambeyssy waxaa laga dareemayaa mashquul dhanka bukaanada oo ay soo buxu dhaafiyaayaan cisbitaalka. Dadka inta badan bukaanada imaanayaan cisbitaalkaan Ee magalada xuddur ayaa ka yimaada magalada iyo toolooyinka hose imaanayaan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here