Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Xiliga Uu Furmaya Dugsiyada Waxbarashada Ee Deegaanada KG.

0
409

Baydhabo(Radio Arlaadi)-War saxaafadeed ka soo Baxay Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo Taclinta Sare Dowlada Gobaleedka Koonfuur Galbed Somaaliya waxay ku sheegeen in Sideedii Bishaan Bilaawanayso Diwaan galinta Ardayda Halka Furitaanka Iskuulada ay tahay 15ka Bishan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here