Wasaaradda gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Soomaaliya oo ka digtay fatahaad ay geystan webiyada Jubbada iyo shabeelle.

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Soomaaliya Xamse Siciid Xamse oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in laga cabsi qabo fatahaado ay geystan webiyada Jubba iyo shabeelle kadib markii roobab mahiigan ah ka da’een dalka Itoobiya oo labada webi ka yimadan.

Warbixintan waxaa noo haya Abdirahman Yusuf Hassan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here