Todobaadka Xoojinta Naas-Nuujinta iyo Nafaqeynta Carruurta oo ka Socda Magaalada Baydhabo.

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Weli waxaa Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ka socda Todobaadka Xoojinta Naas-Nuujinta iyo Nafaqeynta Carruurta oo xuskeeda la qabto bilowga bisha 8aad ayna soconeysa todobaad, waxaana Hooyooyinka Magaalada Baydhabo lagaga wacyigelineya in ay ku dadaalaan naas siinta Carruurta.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here