Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dugsiyada sare ku amartay inay dhigan bugaagta manhajka qaran ee dugsiga sare.

0
388

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here